Ka
Citate exemplificatoare
Couldn't select: Can't find FULLTEXT index matching the column listExemple din articole cu KA
- Banaanbax kacdoon ah oo looga dayanayo kuwii ka dhacay wadamada Masar iyo Tunisia, ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana looga horjeeda dhincyada is haya ee dowladda KMG iyo Al-Shabaab.
- Shacab-weynaha reer Somaliland oo tobankii sano ee u dambeeyey khadyaan ka taagnaa dawooyin ay dayatoodu aad u hosayso, isla markaana halkii ay kaga caafimaadi lahaayeen xaruuno ka qaada, ayaa xukuumadihii kala dambeeyey ee Somaliland .
- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa galabta ka qeyb galay munaasabad ka dhacday Xarunta Ciidanka Naafada xooga Dalka Soomaailyeed ee Isbitaal Martiini taasoo .
- Dhambaalkan waxaa qortay gabadh yar oo udhalatay dalka Spain oo naafo ka ahayd qaybta danbe ee jidhkeeda, waxaa luggo u ahaa kursiga curyaamiinta oo alwaax kasamaysan.
- Hargeysa (OWN)- Madaxweyne ku xigeenka Somailand ayaa maanta ka qaybgalay Xaflad ay Wasaaradda beeruhu kula wareegaysay 10- Cagaf oo ah noo Qodaalka Beeraha, waxaana Gudoonsiisay Cagafyadaasi Waasaaradda Beeraha Hay'adda FAO, .
- Dadkaas waxaa ka mida abwaanka ay qabyaaladu madax martay ee qayrkii ka reebtay Maxamuud Cabdilahi Sangub iyo haweenayda uu ka dhex hadlo ee hada dagaal oogaha noqotay Sado Cali warsame.
- Qaar ka mid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Gedo ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen abaaro iyo biyo la'aan baahsan oo ka jirta Gobolka Gedo, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaano faro .
- Wasiirul dawlahu waxa uu kulanka ka jeediyay xog warran dheer oo uu ku faafaahinayay marxaladihii kala duwanaa ee Itoobiya soo martey iyo nidaamka ay waqtigan qaadatey ee fadaraalka ah sida uu u shaqeeyo, isaga oo gaar ahaan ku .
Acest site este bazat pe Lexica © 2004-2025 Lucian Velea
Pe această pagină se găsesc și informații intermediate de Yahoo!